Booliska Galmudug oo soo bandhigay rag burcad ah oo dhac geysanayey (Sawirro)

Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah oo dhac bareer ah u geysanayay gaadiidka safarka ah iyo dadka la socda kuwaaoo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Deegaanka Mareergur. Raga lasoo bandhigey oo ahaa saddex ayaa mid ka mid ah waxaa ka muuqday dhaawac kusoo gaarey rasaas ay is waydaarsadeen ciidanka amaanka. … Continue reading Booliska Galmudug oo soo bandhigay rag burcad ah oo dhac geysanayey (Sawirro)